Komishanka xuquuqal Aadanaha Qaranka oo gudanaya waajobaadkiisi shaqo ayaa xarunta C.I.D-da ku booqday Garyaqaan Cabdiraxmaan Muxumed Burhani oo waaran sharci ah ugu xidhnaa maalmihii lasoo dhaafay C.I.D-da  Hargeysa arimo la xidhiidha saacaddaha Biyaha ee Wakaalada Biyaha ee Hargeysi ay soo kordhisay. 
Komiishanku waxa uu u kuur galayay oo uu si dhaw ula socday kiiska Garyaqaanka oo imika dhamaad ku dhaw xoriyadiisana dib u heli doona.