Komishanka xuquuqal adanaha qaranka Somaliand ayaa tabobar ah u qabtay waaxyaha iyo shaqaalaha

Komishanka xuquuqal adanaha qaranka Somaliand ayaa tabobar laba cisho ah u qabtay waaxyaha iyo shaqaalaha komishanka xuquuqal aadanaha qaranka.kulankaas oo shaqaalaha lagu tababarayay hanaanka cusub ee kormeerka , xog ururinta iyo warbixinada la xidhiidha hawlaha kormeerka ee komiishanku fuliyo, tababarkaas oo qayb ka ahaa mashruuca Somaliland Joint Rule of  Law Program.