Komishanka xuquuqal iinsaanka JSL 0o furay Kulan ku saabsan Kaydinta Xogta Jeelasha

Kulankankan oo magaalada hargeysa ka furay gudoomiyaha gudida xuquuqul iinsaanka qaranka somaliland maxamed baaruud cali ayaa ku saabsanaa sidii la iskula meel dhigi lahaa isla markaana wax ka bedel iyo kaabis loogu samayn lahaa faylasha amaba foomamka warbixinada iyo xogaha jeelasha iyo xabsiyada dalka ee gudida xuquuqul iinsaanka ee qaranka somaliland.