Komishanka Xuquuqal Isnaanka Oo Tababar U Furay Shaqalaha Komishankaas.

Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka aya qabtay tababarka nidaamka maaraynta Hawl-qabadka iyo Qiimaynta shaqalaaha.kulankan aya ahaa mid uu Komishanku la kaashaday Ha’aydda Shaqaalaha Dowlada Jsl taas oo lagu horumarinayay shaqaalaha ee dhinaca maaraynta Hawl-qabadka iyo Qiimeynta.