Kulanka Gudida Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka iyo Gudida Garsoorka, Cadaalada, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Golaha Wakiillada Somaliland.

Gudida Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka aya kulan la yeeshay Gudida Garsoorka, Cadaalada, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan oo aha mid hordhac u noqonaya wadashaqaynta gudida cusub ee Garsoorka, Cadaalada, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Golaha Wakiillada Somaliland. Xog iswaydaarsi kadib waxa gudigu Komishanka ka dhagaysatay warbixino la xidhiidha Xaaldaha iyo sidii kor loogu qaadi laha arrimaha xuquuqal insaanka ee dalka.