Kulanka Isku Xidhka Komishanka Iyo Gudiyada Barakacayaasha ee Burco

Komiishanka xuquuqal insaanka qaranka Somaliland aya kulan wacyigalin ah la qaatay 15 ka mid ah guddiyada barkacaysha magalada Burco. kulankan oo ah mid lagu Lafo guraayay  howlah xuquuqal insaanka Ee dadka ku sugan barakacayasha .

Kulankan aya ah mid Xafisiika Komishanku xuquuqal Insaanku ku dardar gelinayo arriimaha kor loogu qaadi laha Barashada Xuquuqaadka kala duwan , waxa kale oo kulankan laga hadlay isku xidhka xafiiska Xuquuqal Insaanka iyo dadwaynaha ku sugan magaalada burco. Gebe-gabadii kulankan ayan la isku waydaarsaday xogo kala duwan oo ku saabsan Xuquuqal Aadamah iyo siddii kor loogu qaadi lahaa.