Kulanka Wakiil Ku-Xigeenka Dowladda Ingiriiska iyo Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka ee Somaliland




Ku xigeenka Xafiiska Dowladda ingiriiska ee Somaliland Mr.Kassa Dagnachew aya kulan la qaatay Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Aadamaha Qaranka iyo Xubno ka mid ah shaqalaha. kulankaas aya aha mid lagaga hadlayay xaaladda guud ee xuquuqal aadamaha qaranka iyo siddi kor loogu qaadi laha caqabadaha hor taagan sugida iyo ilaalinta xuquuqaadka kala duwan.  komishanka aya warbixin kooban siiyay waftigan ka socday xafiiska Ingiriiska , iyada oo komishanku kala hadlay siddi wada shaqaynta laba dhinac kor loogu qaadi laha.