Tababarka Cabashooyinka iyo Adeega Sharicga ee Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka JSL

Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka JSL Waxada cabashada iyo adeega shariciga aya diyaarisay tababar ku saabsan habka baadhista dacwadaha (investigation ), sida loo maareeyo cases ka(case management system) iyo qaabka loo qoro warbixinta (report writing).

Waxaa ka soo qaybgalay tababarkan dhamaan shaqaalah waxdaas iyada oo tababarkani kor u qaadi doono kartida iyo nidaamka maaraynta cabashooyinka iyo adeega sharciga.