Tababrka Waxda Maamulka iyo Lacagta ee Komishanka

Waaxda Maamulka iyo Lacagta ee Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka aya qabtay tababar ku saabsan falaqaynta qorshe hawleedka sanadka 2021. Tabarkan aya ahaa mid ay ka soo qayb galeen dhamaan shaqalaha waxdaa maamulka iyo lacagta ee Komishanka aya lagaga hadlay dardargelinta shaqada iyo sidii loo gaadhi laha qodobada ku xusan qorshe sanadeedka waxda.