Hargeisa : Xuska Maalinta Xuquuqal Aadamaha Caalamka 2021.

Waxaa Mgaalada Hargeisa lagu qabtay xuska maalinta xuquuqal Aadamaha Caalamka. xuskan aya ahaa mid ay ka soo qayb galeen qaybo kala duwan oo ka tirsan dadweynaha , ha'ayadaha dowliga ah iyo kuwa madaxa banaan , ha'ayadaha caalamiga ah iyo ciidamada ka duwan. xuska aya ah mid sanad walba laga xuso caalamka oo dhan kaas oo laga hadlo horumarinta xuquuqal insaanka.