Waxaa Mgaalada Hargeisa lagu qabtay xuska maalinta xuquuqal Aadamaha Caalamka. xuskan aya ahaa mid ay ka soo qayb galeen qaybo kala duwan oo ka tirsan dadweynaha , ha'ayadaha dowliga ah iyo kuwa madaxa banaan , ha'ayadaha caalamiga ah iyo ciidamada ka duwan. xuska aya ah mid sanad walba laga xuso caalamka oo dhan kaas oo laga hadlo horumarinta xuquuqal insaanka.